Baledweyn Online
September 04 2010 07:56:57
Navigation
Daawo Dhaartii Maxweynaha Hiiraan Sate
New Page 1

Users Online
· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 15
· Newest Member: calaso
Radio Links
Somali Links
Islamic Links
Tafsiirka Quraanka oo Af Somali ah
Warar Somali
Hayada WFP oo howalo cunta qeeybina ka waday maalmahaan deegaano ka mida gobalka Galgaduud ee bartamaha dal...
03-09-2010
Soomaalida ku dhaqanl wadanka kenya oo canbaarayay Dagaalada magaalada Muqdisho.
03-09-2010
Banaanbax Rabshado Wato Oo Wali Ka Soconaya Dalka Muzanbiig.
03-09-2010
Laba Nin Oo Hor Leh Oo U Kala Dhashay Soomaaliya Iyo Kenya Oo Loo Soo Qabtey Qaraxii Magaalada Kampala Ee X...
03-09-2010
Wadayaasha gadiidka isaga kala goosha gobolka hiiraan oo walaac ka muujiyay bur burka xoogan ee ku yimid wa...
03-09-2010
Roobab ay dadka iyo duunyada si weyn ugu diirsadeen ayaa xalay ka day.magalada baledweyne iyo deeganada hoo...
03-09-2010
Maamulka Alshabaab ee degmada Jowhar oo mamnuucay wax yaabaha qarxo sida baaruda caruurta ay ku cayaraan ...
03-09-2010
Ciidamadi Ethiopia ee dhawaan soo gaaray degmada Ceelbardo ee gobalka Bakool oo bandaw ku soo rogay habeenkii
02-09-2010
War DEg Deg Ah :Madaafiic aad u xoogan oo si toos ah ugu socoto Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
02-09-2010
Xaalada Muqdisho oo maanta dagan iyo madaafic xalay ku dhacday xaafado ka mid ah.
02-09-2010
Ciidamada Dowladda KMG Somalia oo howlgalo ka wada qaybo ka mid ah caasimad magaalada Muqdisho.
02-09-2010
Ciidamada ahlu sunna waljaaca ee Gobalka hiiraan oo ku soo biray kuwa dowlada KMG somalia .
02-09-2010
Maamulka xarakada Al shabaab ee dagmada Jalalqsi oo Tacsiira ku fuliyay dad ay ku edeeyn in ay ahaayen ma...
01-09-2010
Madaxwaynaha Dowladd Goboleedka Puntland oo goor dhawayd u duulay Wadanka Ethiopia.
01-09-2010
News in English
Maqaalo & Hambalyooyinka
Hayada WFP oo howalo cunta qeeybina ka waday maalmahaan deegaano ka mida gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka somalia.
· baledweyn on September 03 2010 21:51:09
Somali News.Hayada baraamishka cunta aduunka u qaabilsan qaramada madoobey ee WFP ayaa maalmahaan waxa howlo cunta qeeybin ah kawaday degmada Dhuusa-mareeb iyo Tuuloyin hoostago
Soomaalida ku dhaqanl wadanka kenya oo canbaarayay Dagaalada magaalada Muqdisho.
· baledweyn on September 03 2010 17:07:12
Somali News.Soomaalida ku dhaqan Dalka Kenya aayaa si kulul u canbaareeyay dagaalada ka soconaya Magalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya kuwaas oo u dhaxeeya DKMG ah ee Soomaaliya iyo wali Al shabaab .
Banaanbax Rabshado Wato Oo Wali Ka Soconaya Dalka Muzanbiig.
· Cabdinasir Soomane on September 03 2010 16:46:52
Somali News.Waxaa dalka Muzanbiig wali socda banaanbaxyo xoogan oo rabshado wato kuwaasoo lagu soo waramayo in ay geysteen qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kadhashay Banaanbaxyadaasi waxaana inta la ogyahay ku nafwaayey ku dhawaad 7qof oo ay ka mid yihiin laba caruur ah Caasimada dalkaasi ee Maputo oo kamid ah Goobaha Banaanbaxyada ay ka soconayaan.
Laba Nin Oo Hor Leh Oo U Kala Dhashay Soomaaliya Iyo Kenya Oo Loo Soo Qabtey Qaraxii Magaalada Kampala Ee Xarunta Wadanaka Uganda.
· Cabdinasir Soomane on September 03 2010 16:44:14
Somali News.Wargeyska ku hadla afka dowlada Uganda ee magaciisa la yiraahdo New Vision ayaa waxa uu qoray in Laba qof oo hor leh la soo qabtey kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta wadanka uganda 11-kii bishii July iyadoo shalay la hor keenay maxkamad ku taala isla magaalada Kampala, kadib markii lagu soo oogay in ay geysteen falal isugu jira argagixiso iyo in ay galaafteen nolosha in kabadan70 qof oo kuwaasoo ku geeriyooday qaraxyadaasi.


Wadayaasha gadiidka isaga kala goosha gobolka hiiraan oo walaac ka muujiyay bur burka xoogan ee ku yimid wadooyinka gobolka.
· baledweyn on September 03 2010 16:33:33
Somali News.Qaaar ka tirsan wadayaasha gaadiidka ee gobolka hiiraan ayaa waxaa ay
cabasho xoog leh ka muujinayaan bur bur ku yimid wadootinka isku xira
degmooyinka gobolka hiiraan
Roobab ay dadka iyo duunyada si weyn ugu diirsadeen ayaa xalay ka day.magalada baledweyne iyo deeganada hoosyimaada.
· baledweyn on September 03 2010 16:30:44
Somali News.Roobabkani oo saacada badan day ayay xalay islamaraane ay dadka iyo
duunyada sida weyn ugu dirsadeen ayaa waxa uu ka day.magalada baled weyne
iyo tulooyinka hoos yimaada
Maamulka Alshabaab ee degmada Jowhar oo mamnuucay wax yaabaha qarxo sida baaruda caruurta ay ku cayaraan maalmaha ciida in la iibikarin.
· baledweyn on September 03 2010 16:27:23
Somali News.Maamulka xarakada Alshabaab ee dagmada jowhar ayaa uga digay ganacsatada in aysan iibi karin waxa yaabaha qarxo oo caruurta ay ku ciiyaaran maalmaha ciida,
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Yaa u maqan ?!

Bilicda Baledweyne
Shabelle Shop
Masuuliyiinta qaranka

Bilicda Magaalada B/weyne
New Page 1

Somalia map

Hestii ma islaannimaa tiri
Waqtiyada Salaada
A lost Country ?!
New Page 1

Yaabka al Shabaab
New Page 1